Fikirkaaga ma doonaysaa in la maqlo?

Ma tahay qoraa wax ka qora arimaha bulshada, waxbarashada, maamulka, dhaqanka, qisooyinka iyo cilmiga tiknoolijiga.

Ma tahay qof doonaya in la baahiyo fikradihiisa.

Ma tahay qof fikradihiisu ku salaysanyihiin dhexdhexaadnimo iyo wadaninimo.

Fadlan iisoo dir maqaalkaaga oo hel meel aad ku soo gudbiso fikirkaaga iyo aqoontaada.

Mahadsanid.
Halkaan iigu soo dir
email: info@abdimallow.com

Comments