Hal Xiraale aad u Adag: Haddii aad ka jawaabto Waxaa tahay Cabqari.




Cali, Caasho, Daahir iyo Faarax ayaa ka qayb qaatay tartan.

Mid ka mid ah waxa uu galay 1aad, mid ka mid ahna wuxuu galay 2aad, mid ka muid ahna wuxuu galay 3aad mid kalena 4aad.

Mid ka mid ah wuxuu dhashay maarso, mid ka mid ahna wuxuu dhashay abriil, mid ka mid ahna wuxuu dhashay may, midka ka kalena wuxuu dhashay juun.

Haddaba
1. tarmaha dhashay maarso wuxuu khadka dhamaadka dhaafay waqti kadib kan dhashay may.

2. Faarax wuxuu dhashay abriil

3. caasho waxay soo gashay kaalinta labaad ama saddexaad.

4. cali wuxuu hal kaalin ka horeeyey qofka dhashay juun

5. Faarax wuxuu laba kaalmood ka hor dhameeyey qofka dhashay abriil.


Qofkee ayaa galay kaalinta koowaad?

Comments

Post a Comment