Daawo: Donald Trump oo u dayriyey Somalida Maraykanka.

Ninka u tartamaya xilka madaxtinimada dowlada maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in qaxootiga Somalida ah ay la degeen magaalada minisoota isaga oo sheegay inay abuurayaan mowjado argagixiso ah.

Dadka Somalida minnisota ayaa walaac ka muujiyey arintaan.

Halkaan ka daawo Video ga Trump

Comments