Halxiraale waa maxay?— Abdi Malllow (@cmmalow) March 26, 2017
Waa su'aalo taxan oo u baahan qaab feker iyo fahan ka duwan sida loo dhigay inaad uga jawaabto. pic.twitter.com/8iucaam5is
Mid ka mid
ah waxa uu galay 1aad, mid ka mid ahna wuxuu galay 2aad, mid ka muid ahna wuxuu
galay 3aad mid kalena 4aad.
Mid ka mid
ah wuxuu dhashay maarso, mid ka mid ahna wuxuu dhashay abriil, mid ka mid ahna
wuxuu dhashay may, midka ka kalena wuxuu dhashay juun.
Haddaba
1. tarmaha
dhashay maarso wuxuu khadka dhamaadka dhaafay waqti kadib kan dhashay may.
2. Faarax
wuxuu dhashay abriil
3. caasho
waxay soo gashay kaalinta labaad ama saddexaad.
4. cali
wuxuu hal kaalin ka horeeyey qofka dhashay juun
5. Faarax
wuxuu laba kaalmood ka hor dhameeyey qofka dhashay abriil.
Qofkee ayaa
galay kaalinta koowaad?
Faarax
ReplyDeleteWaxa kalinta kowad galay faarax o dhashay abriil
ReplyDeletemalinga koowaad waxaa galy caaasho
ReplyDeleteCali
ReplyDeleteCali
ReplyDelete𝐅𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱
ReplyDeleteCasho
ReplyDeleteCali aya galay kalinka kowaad
ReplyDelete