Taariikh ayuu dhigay ee maka tagi doonaa tilmaam?


Farmaajo waa madaxweynihii ugu horeeyey ee lagu tartamo soo dhoweyntiisa, waana madaxweynihii ugu horeeyey ee dadkiisa dhexgala oo la mushaaxa meel walbana ugu taga.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu dhigay taariikh cusub oo aan la malayn karin in uu jiro ruux ka jabin doona cabirkaas uu ku dhex samaystay bulshadda dhexdeeda.

Su'aasha is weydiinta mudan waxay tahay farmaajo maka faaiideysan doonaa qalbiga dadkiisa ee u ooyaya?

Ma noqon doonaa mid lagu nasto oo lagu nagaado?

Maxaadse u malayn inay ka danbayn doonto jacaylkaan waalida ah?

Fadlan akhri oo ka jawaab su'aalahan fikirkiina waan soo daabici doonaa.

Comments