Sweatcoin Weli Ma Laga Samayn Karaa Lacag?

 


Sweatcoin waa app kusiinaya dhibco markasta oo aad qaado tilaabooyin. App-kan ayaa sidoo kale kuu suurto gelinaya inaad u bedelato dhibcahaaga cryptocurrency lagu magacaabo SWEAT. 

Cryptocurrency-gaan ayaa qiimo ahaan joogta $0.0155 iyadoo korortay qiime ahaan maanta (31 January, 2023) wax u dhiganta 7.7%. 






Waa hubaal in qiimaha cryptodan uu marba marka ka dambaysa kor usii kacayo iyadoo laga yaabo mustaqbalka dambe inay gaarto heer cajiib ah. 

haddaba su'aasha is weydiinta mudan ayaa waxay tahay waan ogeyn in lagu yaacay app-kan ee weli lacag ma laga samayn karaa?

jawaabta su'aashu waa haa, wuxuuse u baahanyahay dulqaad iyo sugitaan waqti dheer qaadanaya. 

Waxaan kula talin lahaa qof walba oo haysta moobeel smartphone ah inuu lasoo dego isla markaan furto sweatcoin iyo weliba SWEAT wallet-ka taas oo u sahlaysa in dhibcihiisa uu u bedesho crypto. 


Si aad ula soo degto fadlan booqo sweatcoin ka dibna lasoo deg app-ka sweatcoin. 


Haddii aad u baahatid wax caawimaad ah fadlan ku reeb dhanka comment-ga

Comments